Kulankii Baarlamaanka oo baaqday Kadib Markii Xildhibaanadii waayeen Meelay Soo Maraan

barlamaan

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta lagu balansanaa inay Xildhibaanada Soomaaliya Soo xaadiraan ayaa u baaqday kooram la’aan.

kulankii Golaha Shacabka ayaa maanta baaqday ka dib markii Xildhibaanada ay waayeen wado ay soo maraan sida uu sheegay xildhibaan maxamed xasan Nuux habdhawraha Golaha shacabka

Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay roob tiro badan kaas oo sababay inay xirmaan wadooyinka caasumada inteeda badan, waxayna kaloo Sababeen roobabkaan dhimasho iyo burbur hantiyadeed .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.