
Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed oo Sheegtay Doorka Madaxwayne Lafta-gareen ee doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed cid walba way ogtahay laakiin ma aqbaleyno in iyadoo arintaas lagusoo gambanayo Muqdisho laga abuuro Jabhad Koonfurgalbeed lagu duminayo saas waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta KGS oo aqriyey war maamulkaas uu kasoo saaray doorashooyinka,Shirkii
Leave a Reply