Daawo:Aadan Madoobe oo Fariin U diray Xildhibaanada Golaha Shacabka

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo soo xaadiray kulanka golaha Shacabka ayaa farriin u diray Xildhibaanada oo maanta soo buuxi waayey kooramka.

Godoomiye Aadan Madoobe ayaa yiri “xildhibaanada maqan ee magaalada jooga ayaa saabab u ah in uu kulanka maanta kooram la’aan u baaqdo “.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.