Daawo:Sharuud la’aan Halasii daayo Maxaabiista Darood Gudoomiye Saleebaan

somalialnd

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii u dhaxeeyey Somaliland iyo SSC Khaatumo.

Gudoomiyaha Guurrida Soomalilans ayaa Sheegay “Maxaabiista Laascanod Shurud La,aan Aan Ku Siidayno, Kuweena ha Haystalan ama ha siidaayane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.