Daawo:Khudaartii Dalka Ka Baxaysey oo Dibada Laga Keenay iyo Wasiir Mareeye oo Ka Hadlay

mareeye

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xil:Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo wehelinaya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa booqday xafiiska kastamka ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Wasiirada waxay halkaas kula kulmeen khudaar iyo miro lasodhoofiyey oo aan wadanin ogolaansho sax ah
isla markaana laga qaadin canshuurtii ku waajibka aheed
qudaartaan tayada xun waxaay si xun u saameynaysaa
beeraleyda Soomaliyeed.

Wasiir maareye ayaa sheegay in tallaabo adag oo shirci ah laga qaadi doono sida ugu dhaqsiyaha badan si aynan markale udhicin sidan oo kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.