Laftagareen oo Ka Cararaya Furitaanka Xisbiga Xasan Sheekh ayaa Baydhabo U dhoofay

lafatagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin, Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.