Daawo:Sheekh Shariif oo Eedeyn u Jeediyey Xasan Sheekh kana Digay in Jubbaland la weeraro

shariif

Madaxwayne Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay Cawaaqib Xumada ka dhalan karta in Markale Dawladda Federalka Soomaliya Isku daydo in ay Faragalin Siyaasadeed iyo mid Ciidan kusameyso Dawladda Jubaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.