Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo Kulan La Qaatay Madaxwaynaha Galmudug

Firdhiye

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Dawlad Goboleed Galmudug Md. Axmed. Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’.

Booqashada oo ahayd Salaan iyo isxogwaraysi ayuu Hoggaamiyuhu ugu yimid Madaxweynaha.

Hoggaamiyaha ayaa si weyn ugu mahadceliyay Madaxweynaha, isagoo sidoo kalana ku ammaanay doorka shariifka ah ee ku qaadanayo dadaalada dib-udhiska Dawladnimada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.