
Articles by admin


Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Hotel Ambasadoor Ee Magaalada Muqdisho oo Lashaaciyey
Qasaarahii kadhashey hotelka ambassador ayaa sii badanaya kuwaas oo isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtay , ciidamada amaanka ayaa manta ku guuleystey inay soo afjaraan […]

Xafladii Galgaduud Sarre oo Lagusoo dhaweynaayey Madaxwaynaha iyo wafuuda Kalaba toos Usocota Nairobi
Waxaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya sitoos uga socota xafladii waynayd ee lagu soo dhaweynaayey laguna taageerayey madaxwaynaha Galgaduud Sarre Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) iyo […]

Qasaaraha uu Geystey weerarkii al-Shabaab Ku qaadeen Hotel Ambasador oo Isi Sootaraaya
Xaraka al-Shabaab oo goor hore weerar loo adeegsadey Gaari Ku qaadey Hotel Ambassador Muqdisho ayaa geystey qasaare wayn kuwaas oo isugu Jira dhaawac,dhismasho iyo Burburey. […]

Al-Shabaab oo Weerary Hotel Ambassador Qasaarana Geestey Muqdisho
Xaraka Alshabab ayaa weerar ku qaadey hotel ambassador iyakoo gaari ku qarxiyey kadibna rasaas iyo bamboyin ayay gudaha la galeen, Qaraxa weyn ayaa burbur bahsan […]

Degdeg: Dabkii ka kacay Baled-xaawo oo lagu guuleeystay in LA damiyo kadib gurmad kayimid Maamulka Mandheera.
Waxaa goordhaw lagu guuleystay in LA damiyo dabkii kakacay galabta qaar kamid ah goobaha shidaalka lagu iibiyo ee degmada Baledxaawo. Tan iyo galabta oo dadweynaha […]

Degdeg: Dab khasaare geystay oo goordhaw ka kacay suuq kuyaala Degmada Baledxaawo
Waxaa goordhaw dab uu kakacay mid kamid ah suuqyada shidaalka lagu iibiyo ee Degmada Baledxaawo, kaasi oo ilaa iyo hadda ka Fiday ilaa sadex dukaan […]

Soo dhaweyn iyo Taageerid Galgaduud Sarre oo caawa dhacaysa Nairobi
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadhacaysa Xaflad lagu taageerayo maamulka Galgaduud Sarre ee looga dhawaacay Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Waxaa kaloo lagu soo dhaweymayaa […]



Shahaadooying iyo abaalgudyo lagudoonsiiyey Ardeyda Iskuulka Baladul Aamin Bardheere
Dusiga Hoose dhexe ee Baladul Aamin Baardheere ayaa adeyda gudoosiiyey shaadooyin, dhar,buug,kabo iyo qalabkale oo ay mutaysteen ardayada wax kabarata Baladul Aamin Baardhere. Macalimiinta iyo […]

XOG: Shacabka ree Baledxaawo oo uu faraba’an ku haayo Cudurka Kaduudiyaha.
Iyadoo deegaano badan oo ka tirsan dhulka soomaalida uu ka dilaacay cudurka kaduudiyaha ayaa deegaanada qaar wuxuu ku hayaa faro ba’an. Degmada Baledxaawo ee gobolka […]

Barnaamij Gaar ah: Munaasibada Soo dhawaynta M/kuxigeenka Maxamuud Sayid JUBALAND (london)
Waxaa magaalada London ee wadanka UK lagu qabatey xaflad ay kasoo qayb galeen Jaaliyadaha kasoo jeeda Jubbaland, laguna taageerayey Madaxwayne Kuxigeenkakowaad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan […]

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuun Geeridii ku Timid Hooyo Xabiibo Cismaan Cabdi
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Uk ee kasoo jeeda Jubooyinka iyo Galgaduud Waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u […]

DAAWO: Shabakadda Gedo Times oo Booqatay Degmada Buurdhuubo kana soo qaaday Muuqaalo muujinaya Bilicda Degmadaasi.
Degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waayadii dambe ku talaabsaneysay horumar LA xiriira dhinaca dhismayaasha, iyadoo degmada uu xiligan kajiro baratan dhinaca dhismayaasha ah. Camerada […]