Soo dhaweyn iyo Taageerid Galgaduud Sarre oo caawa dhacaysa Nairobi

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadhacaysa Xaflad lagu taageerayo maamulka Galgaduud Sarre ee looga dhawaacay Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Waxaa kaloo lagu soo dhaweymayaa wafti balaaran oo uu hogaaminaayo madaxwaynaha Galgaduud Sarre oo ay kamid yihiin Wasiiro iyo madax kale duwan.

Waxaa laga codsanayaa shacabka Galgaduud Sarre iyo shacabka Soomaliyeed ee ku nool Baiting inay kasoo qayb galaan xafladaan, wixii aqbaara kala soco hoos.

xaflada galgaduud

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.