Al-Shabaab oo Weerary Hotel Ambassador Qasaarana Geestey Muqdisho

Xaraka Alshabab ayaa weerar ku qaadey hotel ambassador iyakoo gaari ku qarxiyey kadibna rasaas iyo bamboyin ayay gudaha la galeen, Qaraxa weyn ayaa burbur bahsan u gestay hoteelka iyo dhismayasha ku dhaw hotelkana way dumeen walina lagama saarin Alshabaab xabdiiba wali socota.

Fiiro: kala socda waraka dambe masawiro iyo warar kale

ambasador
IMG_20160601_171858
IMG_20160601_172005

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.