Articles by admin
Daawo: Wakiilka qaramada midoobay Michael Keating oo garay magalada Baladwayne
Wakiilka Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan waxaana soo […]
Daawo:Madaxwaynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Aqalka Sare Ee Somaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka odeyaasha ee Barlamaanka F. Soomaaliya, ayaa xarigga […]
Daawo: Caleemo saarkii hogaanka ururka saxafiyinta degmada Beledxaawo
Xalfad si weyn loso agaasimay laguna caleema sarayay Gudomiyaha ururka suxufiyinta degmada balad xawo ee Gobalka Gedo ayaa waxa kaso qeybgalay mamulka dagmada ururka dhalinyarada […]
Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Kismaayo
Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo weheliyeen qaar kamaida wasiirada Juubaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Magalada Kismaayo kulankaan oo […]
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa heshiis hoose lagalay axmed Madoobe Video+masawiro
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa garoonka […]
Daawo: Madaxwaynaha Hiirshabeele Iyo Wafdi Lasocday Oo Taageero ka raba Bulshada Baladwayne
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Kulan la leh […]
Daawo: Kulan warbixin looga dhageysanayay gudigii loo xilsaaray doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya
Guddiga qaban qabadda Dorashadda guddoonka gollaha shacabka oo shalay Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta u barlamaanka u gudbiyey warbaxiin […]
Daawo: Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Iasasoo Sharaxay
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaro oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u […]
Fiirso:Doolow Shir looga hadlaayey adkeenta nabad galyada gobolka Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey Doolow
Shirkaan oo labo maalmood ugu soconaayey maamulada degmooyinka gobolka Gedo iyo saraakiisha amaanka gobolka Gedo ayaa lasoo gababeeyey shirkaan waxaa looga hadlaayey kor uqaadista amaanka, […]
Daawo:Waa qudbadii ka careysiisey madaxda maamulka jubaland ee uu jeediyey taliyihii booliska degmada kismaayo
Waa qudbadii Taliyaha ciidanka booliska degmada kismaayo korneyl xasan kheyre uu ka jeediyey xuska munaasabadda 73 guuradii kasoo wareegtey aas aaskii ciidanka booliska soomaaliyeed taas […]