Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Kismaayo

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo weheliyeen qaar kamaida wasiirada Juubaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Magalada Kismaayo kulankaan oo saxaafada dibada kajoogtaya ayaa waxuu kusaabsanaa sidii hay’ada UNDP ay mashaariic horumarinayd uga hirgalin lahayd deegaanada jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.