Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa heshiis hoose lagalay axmed Madoobe Video+masawiro

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ubalanqaadey axmed Madoobe hadii xildhibanada Jubbaland Codkooda Siiyaan inuu Raysawasaare ama wasiiro Mahiim ah siinayo.
Hoos kadaawo

sharif

shariif

shariif1

shariiif

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.