Daawo: Caleemo saarkii hogaanka ururka saxafiyinta degmada Beledxaawo

Xalfad si weyn loso agaasimay laguna caleema sarayay Gudomiyaha ururka suxufiyinta degmada balad xawo ee Gobalka Gedo ayaa waxa kaso qeybgalay mamulka dagmada ururka dhalinyarada ururka Haweenka Odayaasha dhaqanka wax garadka iyo Bulsho weynta dagmada Balad xawo ayaa Halkaas Lagu Caleema Saaray Wariye Shariif Axmed Tajir Oo loo Magacbay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyihinta Degmada Balad xawo

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.