Daawo: Wakiilka qaramada midoobay Michael Keating oo garay magalada Baladwayne

keating

Wakiilka Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan waxaana soo dhaweeyey maamulka gobolka hiiraan kadibna waxuu booqday suuqa xoolaha, Baledweyne waxaa ku sugan Madaxweynaha Hirshabeelle oo Shalay Gaaray, waxaana aan la ogeyn Ujeedka rasmiga ah ee Micheal Kitting uu Baledweyne u tagay.


keating

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.