Daawo:Madaxwaynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Aqalka Sare Ee Somaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka odeyaasha ee Barlamaanka F. Soomaaliya, ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta KMG ah ee Aqalka sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.