Articles by admin
Daawo:Arinka kayabisey Bulshada Muqdisho lo kabada 1000 oo Gaajo Awgeed Isu Cunay
Lo’daan ayaa laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, waxaana Garaashka ka muuqday Xaalad Murugo leh oo aan laga sheekeyn waxaana is badalay Muuqaalka Lo’da goobtii lagu […]
Golaha Wasiirada Jubbaland iyo Axmed madoobe oo caro kamuuqato ayaa ka shiray Arrimaha Maaliyada
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo aad caraysan ayaa Maanta oo Khamiis ah Shir Gudoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha Xukuumada Jubbaland, Ajandaha Shirka Maanta […]
Safiiradda jarmarka ee somaliya ayaa booqatey xeryaha ay ku jiraan qaxootiga jubaland dib ugu soo laabtey
safiiradda dalka jarmalka u fadhido dalalka soomaaliya iyo kenya oo soo gaartey magaalada kismaayo ayaa booqatey goobo ay ku sugan yihiin dadka qaxootiga soomaaliyeed ee […]
Maamulka degmada Baladxaawo oo soo kormeerey Isbitaalka Degmada Baladxaawo
Isbitaalka Guud ee degmada Baladxaawo ayaa waxaa kujira Bukaano kala duwan isugu jira kuwa soo riteen shuban biyood iyo kuwa la ildaran nafaqadaro, maamulka isbitaalka […]
Daawo:Sheekh Shariif Oodhulka kujiiday Xasan Sheekh
Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Xasan sheekha Maxamuud uu ku fashilmay balan qaad yadisi ahaa in dalka uu gaar siiyo marxalad fiican taa […]
Guddoomiayaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya
Guddoomiyaha golaha shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu horayn xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo, kaasi oo […]
Daawo:Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Jermalka ayaa tagtay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Jarmalka ee Soomaaliya Jutta Frasch iyo ku […]
Daawo:Xildhibaanada Baarlamaanka Galmuudug ayaa soo saaray sharuudaha looga baahanyahay musharaxa Madawaynaha
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta Shaaciyay in 18-ka Bishaan oo Maanta ah ay bilaabayaan Qabashada Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweyne ee Galmudug […]
Dhageyso:Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo laga wado Mooshin Xilka looga qaadayo
Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay wadaan Mooshin ay dooneyaan in ay Xilka uga qaadaan Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Qaar […]
Badbaadinta Qaranka Somaaliya oo Xaaladiisa wax laga Bedelo iyo qabyaaladu meel ma wada geli karaan? W/Q Jimcaale
Waa su,aal da,weyn oo madaxa daalineysa,waa su,aal mudan in leysweydiiyo waxa waqtigaan ku soo beegay maaddaama ay socoto ololaha musharaxinta madaxweynaha Soomaaliya oo la filaayo […]