Dhageyso:Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo laga wado Mooshin Xilka looga qaadayo

shari

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay wadaan Mooshin ay dooneyaan in ay Xilka uga qaadaan Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa sheegay in Xildhibaanada Mooshinka Xilka qaadista ah diyaarinaya ay gaarayaan illaa 80 Mudane, islamarkaana ay dooneyaan in Deg Deg ay Guddoonka ugu gudbiyaan si loo gudagalo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.