Safiiradda jarmarka ee somaliya ayaa booqatey xeryaha ay ku jiraan qaxootiga jubaland dib ugu soo laabtey

bara

safiiradda dalka jarmalka u fadhido dalalka soomaaliya iyo kenya oo soo gaartey magaalada kismaayo ayaa booqatey goobo ay ku sugan yihiin dadka qaxootiga soomaaliyeed ee dalka dib ugu soolaabtey
kana soo laabtey xeryaha dhadhaab ee dalka kenya
safiiraddu waxaa ay su’aalo ku aadan dhinaca amaanka, nolosha iyo waxbarashada ay wey diisey qaar ka mid ah dadkaas
HOOS KA DAAWO WARBIXINTAAS Maxamed qaasim “Waxar”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.