Maamulka degmada Baladxaawo oo soo kormeerey Isbitaalka Degmada Baladxaawo

isbitaal

Isbitaalka Guud ee degmada Baladxaawo ayaa waxaa kujira Bukaano kala duwan isugu jira kuwa soo riteen shuban biyood iyo kuwa la ildaran nafaqadaro, maamulka isbitaalka degmada Baladxaawo ayaa sheegey in bukaankaan iyo isbitaalkuba ubaahan yihiin gurmad dag dagaa.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.