Daawo:Xildhibaanada Baarlamaanka Galmuudug ayaa soo saaray sharuudaha looga baahanyahay musharaxa Madawaynaha

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta Shaaciyay in 18-ka Bishaan oo Maanta ah ay bilaabayaan Qabashada Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweyne ee Galmudug islamarkaana ay ku Egtay 31-da Bishaan, Waxaa sidoo kale ay soo saareen Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug Sharuudaha laga rabo Shaqsiga isku soo Sharaxaya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.