Daawo:Arinka kayabisey Bulshada Muqdisho lo kabada 1000 oo Gaajo Awgeed Isu Cunay

Lo’daan ayaa laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, waxaana Garaashka ka muuqday Xaalad Murugo leh oo aan laga sheekeyn waxaana is badalay Muuqaalka Lo’da goobtii lagu Xareeyay Lo’da waxaa ay indhahaagu qabanayaan qaarkood oo Gaajo dartood isku Cunaya,kuwo ay Naftu ka sii baxeyso iyo kuwo Baqtiyay intaba taas oo saameyn ku yeelan karta Cidkasta oo Aragta, Lo’da dhibaatada intaas le’eg loo geystay ayaa la sheegay in Shirkad laga leeyahay Dalka Masar oo lagu Magacaabo Naas Galoob iyo Soomaali la shaqeysa ay halkaas ku xareeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.