Daawo:Sheekh Shariif Oodhulka kujiiday Xasan Sheekh

sharif

Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Xasan sheekha Maxamuud uu ku fashilmay balan qaad yadisi ahaa in dalka uu gaar siiyo marxalad fiican taa badalkeedana uu ugu badalay is qabqab si colaad sokeeye oo uu ku dhex abuuray shacabka somaliyeed.

Dib u dhac ku yimid Doorashada Madaxweynaha soomaaliya ayuu ka hadlay Madaxweynhi hore ee soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxana uu sheegay dub u dhacan marwalaba ku imanaya ay tahay mid lagu lun sanayo hantida shacabka soomaliyeed Shariif Sheekh Axmed ayaa sida oo kale shegay in xiligan uu dalku u baahan yahay hogaamiye daacad ah oo shacabka soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.