Waqooyiga Kuuriya oo gantaal ay riday dul maray waqooyiga dalka Japan
Waqooyiga Kuuriya ayaa gantaal saacadihii la soo dhaafay ay riday dul maray hawada waqooyiga dalka Japan, kaasoo markii dambe ku dhacay Badda. Ciidamada Japan ayaa […]
Waqooyiga Kuuriya ayaa gantaal saacadihii la soo dhaafay ay riday dul maray hawada waqooyiga dalka Japan, kaasoo markii dambe ku dhacay Badda. Ciidamada Japan ayaa […]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa deg deg ugu yeeray inay Muqdisho ku soo laabato Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Khadra Axmed Ducaale oo safar […]
Warka Kismaayo Madaxweyne Kuxigeenka Labaad Ee Maamul Goboleedka Jubaland Ayaa Deegaanka Goob-Weyn Ka Dhagax Dhigey Xarumo Ay Ku shaqeyn doonaan Maamulka Deegaankaasi. hoos kadaawo warbixintii […]
Warmurtiyeed ka soo Baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliya oo ay ku saxiixan tahay wasiirka Wasaaradaasi Khadra Axmed Ducaale oo Nuqul ka mid ah ay […]
Hay’adaha deeqaha dalka Qatar ayaa sheegay in adeego caafimaad oo lacag la’aan ah in ay gaarsiiyeen deegaanada baadiyaha ah ee abaaruhu ku dhufteen. War saxaafadeed […]
Guddoonka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa labo guddi oo ka tirsan guddiyada aqalka sare u xilsaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee […]
Xarunta shirar Xalane ee magaalada muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmay shirweynaha qaran ee sidii xalwaara loogu heli lahaa Xootiga dalka kusoo laabanaya. Shirweynahaan oo […]
Deegaanka bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose waxa maanta gaaray Guddigii Dowladda Federaalka Soomaliya ay u xilsaartay in ay warbixin ka keenaan weerarkii lagu laayay dad […]
Taliyaha Booliska Maamulka Puntland C/Qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoow ee Xarunta Maamulka Puntland,ayaa sheegay in shaqo joojinta uu […]
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo horumarin lahaa adeegyada dhanka duulimaadyada ee dalka, iyo maamulka hawada Soomaaliya, maadaam haatan dalka uu dib […]
Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin hubeysan oo si naxariis daro ah Xaaskiisa ugu dilay Deegaanka Fiqu filiye ee Gobalka Sanaag. Ninkaan […]
Wararka ka imaanaya Magaalo Xeebeedka Caluula ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa ku waramaya in diyaarad dagaal ay saakay deegaankaas duqeyn ka geysatay. Mid kamid […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes