Saddex caruur oo ku geeriyootay Gobolka Mudug
Saddex caruur ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen degaanka Docolo-oomane ee gobolka Mudug, kadib markii ay miino ku qaraxday. Caruurtaan ayaa ku ciyaarayay […]
Saddex caruur ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen degaanka Docolo-oomane ee gobolka Mudug, kadib markii ay miino ku qaraxday. Caruurtaan ayaa ku ciyaarayay […]
Madaxweynihii maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen Xildhibaanada maamulkaasi ayaa maanta gaaray Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxaa la […]
Kooxo hubeysan ayaa weerar jidgooyo ah oo qasaaro dhaliyey ku qaaday gaari Rakaab ah oo marayey Duleedka Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug sida […]
Ugu yaraan laba askari oo ka Tirsanaa Ciidamada Kenya ayaa la dilay Isniintii markii lala eegtay qarax Miino oo la dhigay wadadeeda dhinaceeda magaalada Damasa […]
Wargeyska Ethiopian Observer ee kasoo baxa dalka ethopia ayaa daabacay in Dowladda dalkaas loosoo gacan galiyay Hoggaamiyaha sare ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF) Abdikarim […]
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Faarax Juxa oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay go’aankii dhawaan kasoo baxay ra’isulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ee […]
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa sheegay in saraakiil ka socoto Hay’ada ICAO uu […]
Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland islamarkaana uu ku Saxiixan yahay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Awdal uu Shaqadiisa Gudan […]
Inta la Xaqiijiyay 9 Qof ayaa ku dhimatay Shilka Gaari,waxaana ku dhaawacmay in kabadan 20 kale. Gaariga Rakaabka ah ayaa la sheegay inuu ka baxay […]
Waqooyiga Kuuriya ayaa gantaal saacadihii la soo dhaafay ay riday dul maray hawada waqooyiga dalka Japan, kaasoo markii dambe ku dhacay Badda. Ciidamada Japan ayaa […]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa deg deg ugu yeeray inay Muqdisho ku soo laabato Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Khadra Axmed Ducaale oo safar […]
Warka Kismaayo Madaxweyne Kuxigeenka Labaad Ee Maamul Goboleedka Jubaland Ayaa Deegaanka Goob-Weyn Ka Dhagax Dhigey Xarumo Ay Ku shaqeyn doonaan Maamulka Deegaankaasi. hoos kadaawo warbixintii […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes