Madaxweyne ku xigeenka Somaliland isla markaana ah ku siisimaha madaxweynaha ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Shiine

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland islamarkaana uu ku Saxiixan yahay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Awdal uu Shaqadiisa Gudan waayay islamarkaana ay Sabab u tahay Shaqo joojinta Shaqo Gudasho la’aan.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Shaqada Gobolka uu sii wadi doono Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka oo Xilkaasi u haynaya Si KMG ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.