Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa Soo saaray Wareegto uu ku magacaabayo sagaalka xubnood ee ah guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle. Guddigaan waxaa guddoomiye […]