Dawlada soomaaliya oo mab nuucday inay shaqalaha dawlada bangi dhexe u doontaan mushaarkooda.

Wasiirka wasaarada maaliyada xukumada fedraalaka soomaaliya cabdiraxman ducaale beyle oo maanta shir raa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in shaqalaha dawlada loo furo acouno loogu shubo lacagahooda mushaaradka.

Cabdiraxman ducaale beyle ayaa shegay intay ay dhisneyd xukumadan uu yaraaday musuq maasuq iyo korobshinkii.

Wasiirka wasaarada maaliyada.”aduuyada inaan la jaanqaadno ayaa khasab inagu ah tariikhdaan soo marnay iyo halkaan maanta mareyno mid is leh ma ahan maamulkeedu siduu ahaa waxba idin kagama qarsoona markaa dib ugu noqon maayo intu waxaa weeye soomaliyay hadaa dooneysaan inan aduunka la jaan-qaadno is habeeya oo maamulkiina lacageed habeeya oo musuq maasuqa iyo korob shanka yareeya ayaa aduunyadu ina lahayd dhowr sano ee la soo dhafay anigu waynu ka dhaga adeegnay ama dhibaatooyin kale oo ina haystay ayaa inoo diiday inaynu arintaa ku dhaqaaqno illahay ayaa mahad leh tilaabooyin waa wayn ayaa la soo qaaday dee waa inagaa maantaba ka hadlayno dhinaca dhaqliga inaan ismaa mulno xitaa sistam sameysan lagalo oo sistamkaa dhaxdiisa wax lagu sameeyo”ayuu yidhi wasiir ducaale

Dawlada soomaaliya ayaa bilihii udanbeysay waday isla xisaabtan siloo helo xalwaara.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.