Akhriso:-Khasaaraha Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Jowhar
Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegayaa in 25 qof ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalaad Jowhar. […]
Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegayaa in 25 qof ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalaad Jowhar. […]
Wasiirka arimaha dibadda Ruushka, Sergei Lavror, ayaa ku wargeliyey xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka, Rex Tillerson, in talaabo kasta oo dheeraad ah oo lagu damacsanyahay in […]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada ka dhalatay kala diristii Wasiirka Ganacsiga ku sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, isagoo […]
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa si kulul uga hadlay tallaabadii dowladda Itoobiya loogu gacan geliyay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa […]
Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii u horeysay qiray in dowladda wareejisay Sarkaalkii ka tirsanaa ONLF oo maalmo ka […]
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul ugu weeraray dowladda Soomaaliya tallaabada ay Itoobiya ugu gacan gelisay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid […]
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika Africom ayaa qirtey inay ciidamo Maraykan ah ka qeybgaleen howlgal weerar oo dhulka ah kuwaasoo lagu qaaday deegaanka Bariire toddobaadkii […]
Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaca ka qaaday xilliga la qabanayo doorashada Madaxweynaha, iyagoo maanta soo bandhigay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u taagan […]
Barmaamijka dareenka shacabka ee uu daadihiyo wariye Sarre Duraan Shirwac ee kabaxa tvga Hctv ayaa looga falanqooday dilalkii ka dhacay Maykaareeb ee gobolka Gedo, Jilib,iyo […]
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa si kulul u weeraray jaamacadaha dalka ka howl gala, oo uu ku […]
Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in la bilaabay qabashada codsiga musharaxiinta u taagan xilkaas. Guddoomiye kuxigeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha Abuukar Xasan Cali […]
Dagaal Beeleed u dhaxeeyo Labo maleeshiyo Beeleed oo walaalo ah ayaa maanta ka bilaawday deegaanka Mirrig ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobalka Galgaduud. Dagaalka […]
Xasan Cali kheyrre ra’iisal Wasaarada Soomaaliya ayaa maanta soo xiray shirkii mudada saddexda maalmood ka socday Magaalada Muqdisho Kaas oo looga hadlaayay sidii dib u […]
Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaba gabeeyaan […]
Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhallinyarada ay muhim tahay in lagu dhiiragaliyo aqoontooda. Waxa uu tilmaamay in ay doonayaan in […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes