Ra’iisul Wasaaraha Bangladesh oo Maanta Booqanaysa Qaxootiga Rohingya
Ra’iisul Wasaaraha Bangladesh, Sheikh Hasina, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaada ah ay booqato xerada Kutupalong, ee ay maamusho Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan […]
Ra’iisul Wasaaraha Bangladesh, Sheikh Hasina, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaada ah ay booqato xerada Kutupalong, ee ay maamusho Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan […]
Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxa ay ku dileen Wiil dhalinyaro ahaa. Sida ay sheegeen dadka deegaanka Wiilka la dilay […]
Dowladda Qatar ayaa ku casuuntay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo shir gaar ah oo bishan ka dhacaya magaalada New York ee dalka Mareykanka. […]
Xildhibaanada laga soo Koonfur galbeed ayaa sheegay in xaalad Bini’aadnimo kajiro Baay sida Abaar Caafimaad daro cunto yaraan saasna waxaa sheegay xildhibaan Idiris Cabdi oo […]
Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa saaka waxaa weerar kusoo qaaday kooxda Argagixisada ah ee Alshabab waxayna halkaas ka gaysteen qasaaro nafeed iyo mid hantiyeed, […]
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiir ku-xigeenka safaaradda Ingiriiska […]
Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay Wadada Mashquulka badan ee Maka Al-mukarama gaar ahaan ka soo horjeedka Maqaayad lagu Magacaabo Xadra-mindi oo ku dhagan […]
Maxamed Xaashi Carabey Madaxweyne ku xigeenka maamulka GalMudug iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanada ku yaala Bariga gobalka Mudug oo ay inta badan […]
Xildhibaanada aqalka sare ayaa maanta Cod Galiyay dooddii loo ballan-sanaa ee dhiibista xukuumadda Xasan Kheyre ee Cabdikarim Qalbi-dhagax. Xildhibaannada ayaa ku kala qeybsamay arrintan Waxaana […]
Waxaa dib loo dhigay ajandihii Kiiska C/kariin Qalbi Dhagax ee saaka lagu waday inay ka doodaan Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. […]
Wararka ka imaanaya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Degmadaasi ay Gacanta ku dhigeen Gaari Noah ah oo la sheegay in […]
Wararka inaga soo gaaraya xarunta Aqalka Sare ee dalka,ayaa waxa ay sheegayaan in buuq uu ka taagan yahay, halkaasi iyadoo xubnaha Golaha Aqalka Sare ay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes