Buuq Hada ka taagan Xarunta Aqalka Sare Ee Looga Hadlayay Arrinta Qalbi Dhagax.
Wararka inaga soo gaaraya xarunta Aqalka Sare ee dalka,ayaa waxa ay sheegayaan in buuq uu ka taagan yahay, halkaasi iyadoo xubnaha Golaha Aqalka Sare ay […]
Wararka inaga soo gaaraya xarunta Aqalka Sare ee dalka,ayaa waxa ay sheegayaan in buuq uu ka taagan yahay, halkaasi iyadoo xubnaha Golaha Aqalka Sare ay […]
Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya oo lagu qabtay Kantaroolka xili la rabay in magaalada la soo […]
Raisulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in guulo la taaban karo ka gaareen dagaalka ay kula jiraan Xarakada Al Shabaab. Desalegn ayaa sheegay in […]
Sida ay inoo sheegeen ilo lagu kalsoonan karo oo Dowladda Soomaliya ka tirsan Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ku-xigeenkii Hogaamiyihii Al-shabaab ee Dowladda isku […]
abdi Casiis Abuu Muscab Af-hayeenka Dhanka Howlgalada ee Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka hadlay 1000-ka Dhaliyarada ah oo ay dowlada soomaaliya sheegtay in shaqo […]
Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa Xalay Howlgalo Baaritaan ah ka Sameeyay qaarka ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir,sida Waabari dharkeenley iyo qeybo […]
Wararka naga soo gaarayo magaalada belad-Xaawo ee gobalka gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab saakay ay weerar culus ku qaadeen Saldhig Ciidamada jubbaland […]
Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele ayaa sheegay in doorashadii Madaxwaynaha Hirshabeele oo ahyd 12/09/2017 ayaa dib ugu dhacday Afar bari waxaa na laga dhigay 16/09/2017, Madaxwayne kuxigeenka […]
Wasiirka Gaashandhiga Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane C/rashiid Abdulahi Mahamed ayaa waxa uu gaarey Magalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Bay waxana garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud Ku […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xariga ka jaray xafiisyo lagu qabto cabashooyinka dadweynaha ee la xariira Arrimaha garsoorka, Xafiisyadaan oo lacag […]
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kula kulmay danjiraha dowlada Ingiriiska u jooga Soomaaliya […]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa Ciidamada amaanka ugu baaqay in ay Maamulka Gobolka kala shaqeeyaan hagaajinta bilicda Caasimada. Guddoomiyaha ayaa […]
Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee goordhaweyd ka dhacay magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen tiro dad ah iyo qaar kamid […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes