Articles by admin
Daawo:Ra’isul Wasaare Kheyre oo Caawa Kasoo dagay Garoonka ayaa sheegay inuu safarkiisii kusoo dhamaaday Guul
Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo Howlo shaqo dalka uga maqnaa ayaa iminka kaso dagay Garoonka Diyaaraddaha ee Aadan Cadde, Ra’isul […]
Galmudug Maxaa La Gudboon ? W/Q Abdifatah Hassan Farah.
Galmudug waxa ay kamid tahay Maamul Goboleedyadda hoos yimaada Dowladda Dhexe Somaliya ee la aqoonsaday madaama Dalka uu Federaal noqday, waxaa Doorashadda Gudoonka Barlamaankeeda ay […]
Daawo:7 Ruux Oo Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay
Todobo Qof ayaa ku dhimatay Lix qofna way ku dhaawacmeen Qarax galabta ka dhacay Degmadda Xamar weyne ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Maqaaxi aan sidaasi […]
Gudoomiye Kuxigeenka Aqalka Sarre Abshir Buqaari Oo Mooshin Laga Wado.
Xildhibaano katirsan Aqallka sare Ee soomaliya ayaa wada Mooshin kadhan ah Gudoomiye kuxigeenka Kowaad Ee Aqallka sare Abshir Bukhari, Xildhibaanada oo Aan Lashacin Tiradooda Rasmiga […]
Soomaaliyeey Maxaa Haray OO la Sugayaa?! W/Q Cabdullaahi Jimcaale Faarax
Waxaa aan ahany wax lala yaabo su,aasha aan cinwaanka uga dhigay qormadaan ,wax garad kama dahsoona su,aasha qayladhalaanta ah ee sare dammane yeel kadiisa. Hadal […]
madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dalka dib Ugu soo laabtay ka dib safar laba Cisha ah oo ku aaday Dalka Sacuudiga. Soo laabashada Madaxwaynaha […]
Wasaarada Amniga & Taliska Booliska oo soo bandhigay Rag warqado digniin ah ku daadiyay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ,Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Somaliya Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir Axmed Xasan […]
Akhriso:Diyaaradihii Qaadka oo kadagay Cadaado iyo Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha uusan xirnayn
Madaxweyna Ku Xigeenka Galmudug ahna Siihayaha Xilka Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Ayaa War Saxaafadaad Kasoo Baxay Ku Sheegay inoo Furan Yahay Garoonka Cadaado ayna kasoo […]
Shabaab oo soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen Jubbaland (SAWIRRO)
Ururka Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, waxa ay ku soo bandhigeen Askar ay sheegeen inay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland. Askarta ay […]
Guddomiyaha Baarlamaanka oo ka duulay Muqdisho
Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay oo Khamiis ah ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, […]
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Cabashada Maamul Gobaleedyada.
Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku laheyn jahwareerka Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo […]
Yuusuf Garaad oo Beeniyay in Madaxweyne Farmaajo Sacuudiga u tagay Xiisadda Khaliijka.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in Madaxweynaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga u joogo arimo la xariira Xiisadda […]
Xaaf oo Cadaado ka mamnuucay Diyaaradaha ka soo baxa Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Garoonka magaalada cadaado kaga mamnuucay Diyaaraha ka soo baxa magaalada muqdisho markii laga reebo […]