Daawo:Ra’isul Wasaare Kheyre oo Caawa Kasoo dagay Garoonka ayaa sheegay inuu safarkiisii kusoo dhamaaday Guul

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo Howlo shaqo dalka uga maqnaa ayaa iminka kaso dagay Garoonka Diyaaraddaha ee Aadan Cadde, Ra’isul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Raysawsaare hayre ayaa sheegay in uu safarkiisii uu guul soo dhamaaday lana kulmay Madax kala duwan iyo dowlada Maraykankaba

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.