Daawo+Sawiro:Madaxwaynaha Soomaliya oo kaqayb Caleema saarkii Madaxwaynaha Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Muigai Kenyatta oo ka dhacay Magaalada Nairobi […]