Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo sheegay in ay jiraan fursado baan isla markaana dhallinyardu aysan naftooda ku haligin badaha.

19th April 2016 admin 4

Muqdisho, April 19, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda […]

Faahfaahin: Dhacdo xanuun badan oo ka dhacday magaalada Marko

19th April 2016 admin 5

Lix , Caruur Oo agooman ah iyo ayeeyadood ayaa ku dhintay dab la qabadsiiyay guri ay daganaayen Oo ku yalla Degaan  ka tirsan Magaaladda Marka […]

jeesow

TOP DHAGEYSO: Xildhibaan Jeesow ”Dad dano siyaasadeed wata ayaa curyaaminaya maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe”

19th April 2016 admin 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si adag uga hadlay mooshin ay wadaan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Wuxuu sheegay in mooshinkaasi lagu cuuryaaminayo goballada maamulka […]

No Image

Dhageyso: Ciidanka Puntland ee Badda oo qabqabtay maraakiib jariif ka waday gobalka Bari

19th April 2016 admin 3

Ciidamada Badda Puntland ayaa Doon Jariif ah ka Soo Qabtay Xeebaha Deegaanka Xaafuun Gobolka Bari Ciidanka Badda Puntland ayaa qabtay Doon Jariif ah oo ay […]

madoobe

Video: Madaxweyne Axmed ”Khudbaddii uu kaga hadlay tahriibka ee dhallinyarada’

19th April 2016 admin 1

DAAWO: Waa wiil suxufi Ah oo ka mid ah 23 ee badbaday wuxuu ka waramayaa

19th April 2016 admin 1

Daawo: Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo weerar afka ah ku qaaday Somaliland

19th April 2016 admin 2
No Image

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka hadlay meydadkii laga helay duleedka Gaalkacyo

19th April 2016 admin 2
amisom

AMISOM oo mar kale ka hadashay dhacdadii ay ku dileen dad shacab ah gobalka Shabeellaha Hoose

18th April 2016 admin 0

Midowga Afrika ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhacdadii ciidamadooda ay ku dileen dad shacab ah oo  saarnaa gaari rakaab ah oo marayay Gobolka […]

Dhageyso: MD ku xigeenka Galmudug ”waan ka tacsiyaynaynaa dhimashada dhallinyarada Soomaaliyeed ee badda”

18th April 2016 admin 5

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in loo istaago ka hortagga qataraha tahriibka uu leeyahay si looga baaqsado dhallinta Soomaaliyeed ee badda ku dhimanaysa. Madaxweyne ku xigeenka […]

Dhageyso: Ciidanka dowladda oo qabtay dadkii ka dambeeyay dilal maanta ka dhacay Boondheere

18th April 2016 admin 4

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhimatay kuwa kalena way ku dhaawacmeen kadib dilal iyo qarax ka dhacay galabta  magaalada Muqdisho. Koox hubeysan ayaa Degmada […]

Dhageyso: Shirkii baarlamaanka oo qalalaase uu hareeyay kadibna lagu kala kacay

18th April 2016 admin 3

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta isku fahmi waayay ajande la horkeenay kaasoo uu markii dambe uu u baaqday shirkii baarlamaanka. Ajandaha la horkeenay mudanayaasha baarlamaanka […]

Dhageyso: Shir dastuurka looga hadlayo oo maanta ka furmay magaalada Kismaayo

18th April 2016 admin 0

Shir looga hadlayo hannaanka federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Shirkani waxaa ka qeyb galaya wasaaradaha arrimaha gudaha ee […]

Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ugu socday Yurub

18th April 2016 admin 1

  Istanbul, 18 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka […]

madoobe

(Dhageyso) Madaxweyne Axmed ”Waan ka tiiraanyeysanahay dhallinta

18th April 2016 admin 0

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay ka tiirayaysan yihiin dhacdadii murugda lahayd ee ay ku qarqameen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka tahriibaysay dalka Masar. Madaxwaynaha […]

Posts pagination

« 1 … 32 33 34 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes