TOP DHAGEYSO: Xildhibaan Jeesow ”Dad dano siyaasadeed wata ayaa curyaaminaya maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe”

jeesow

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si adag uga hadlay mooshin ay wadaan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in mooshinkaasi lagu cuuryaaminayo goballada maamulka loo dhisayo.

Wuxuu kaloo sheegay Jeesow in talada labada maamul ay gacanta ugu jirto odayaal dhaqameedyo.

Halkan ka dhagayso:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.