Dhageyso: Ciidanka Puntland ee Badda oo qabqabtay maraakiib jariif ka waday gobalka Bari

Ciidamada Badda Puntland ayaa Doon Jariif ah ka Soo Qabtay Xeebaha Deegaanka Xaafuun Gobolka Bari

Ciidanka Badda Puntland ayaa qabtay Doon Jariif ah oo ay saarnaayeen Kaluun fara badan oo laga xaalufiyay xeebaha Puntland.

Doontaasi ayaa laga lahaa wadanka Iran ,waxaana saarnaa shaqale ajanabi ah

Isku duwaha Wasaarada Kaluumaysiga Puntland Ee  Gobolka Bari Ismaaciil Yusuuf Cali ayaa sheegay inaysan wadan doontan wax sharci ah oo ay bixisay wasaarada kaluumaysiga Pl oo  u ogaalnaya inay ka kaluumaysato xeebaha Puntland.

Halkan ka dhagayso:

120122_001

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.