Faahfaahin: Dhacdo xanuun badan oo ka dhacday magaalada Marko

Lix , Caruur Oo agooman ah iyo ayeeyadood ayaa ku dhintay dab la qabadsiiyay guri ay daganaayen Oo ku yalla Degaan  ka tirsan Magaaladda Marka .

Muddoyinkan dambe waxaa Gobolka Shabellaha hoose meelo ka tirsan ka jiray dhacdooyinka nuucan oo kale ah waxaana wararku ay sheegayeen in aan la ogayn cidda ka dambaysa falalka nuucas oo kale ah .

Waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen 6, caruur iyo ayeeydood waxaana ilaa iyo hadda socda baaritaan la xiriira dhacdadani .

Wiil ay dhashay hooyadaasi geeriyootay ayaa sheegay in lagu soo wargeliyay in hooyadiis la dilay waxa uuna codsaday in arintaasi la baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.