Dhageyso:Caruur Miino ay kula Qaraxday Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya Degaanka Miirjiicley oo hoostaga Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Tiro Caruur ah ay Miino kula qaraxday.
Saddex Caruur ayaa la sheegay in Miino ay Garaacayeen ay la Qaraxday,waxaana halkaa ka soo gaaray Caruurtii Dhaawac aad u daran.
Guddoomiyaha Degaanka Miirjiicley ee Gobolka Galgaduud Nuur Daahir Aadan ayaa sheegay in Caruurta ay Miinada Garaaceen kadibna ay la qaraxday,waxaana soo gaaray Dhaawacyo Culus.
Waa Markii Sideedaad oo Gobolka Galgaduud ay Miino ku disho tiro Dad ah,waxaana loo sababeeyaa in Dagaaladii sokeeye ee Dalka ka dhacay ay Sabab u noqotay in halkaa Miinooyin badan lagu Aaso.

Marar Badan Ayaa Waxa Log Digay Dad reer Guraaga ah in Ka dhowrana Caruurtood hubka ku Duugan Deganadii Colaada ay ka jirtay oo Daaqsin Degaan ka u Tagaaan

Iyadoo Somaliya marar Badan Hadal henta Caruurta ku Geriyooto Hubka Qarsoodiga ah ee ku Duugan Dhulka ee ay Dhibatada Ka soo Gaarto Ay Safka Hore Ka Gashay .

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.