Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2026

puntland

Puntland oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Gaalkacyo Kaas oo Qasaaro Gaystay

5th August 2026 admin 0

Laamaha Amaanka Puntland ayaa war saxaafadeed kasoo saaray Dagaal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo kasoo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Ciidamo Xasan Sheekh halkaas ku Toobabaraayey […]

xasansheekh

Puntland ayaa ku eedeeysay XasanSheekh inuu ciidamo iyo hub ku daabulay Puntland

4th August 2026 admin 0

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyey Dowladda Soomaaliya inay ciidamo iyo hub ku daabuleyso deegaanno ka tirsan Maamulkaasi.Dowladada Puntland waxay cambaaraynaysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee wakhtigeedu […]

shariif

Golaha Mustaqbalka oo war kasoo saaray Hub iyo Ciidan Dowladda Ssomaaliya Gaysay Puntland.

4th August 2026 admin 0

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray Hub iyo Ciidan Goluhu sheegay in Dowladda Federalku ay geysay deegaanno ka tirsan Puntland. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu […]

calan

Soomaaliyeey Arinta SoomaaliyabSoo Dhamaad Uma eka

4th August 2026 admin 0

Aqligii ma naga guray?, Garashadii ma eber baa? Ma dawaqay dadkoo idil?Dadnimadii maxaa helay?. Intaas oo su’aalahaan waxaa iga keenay xaalka Somaaliya halka uu maraayo […]

Ciro

Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Damaca Yahuuda ee Soomaaliya

1st August 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhaamaday Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo waqtigiisu dhamaaday […]

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes