Dagaal Beeleedyo ayaa Kasocda Magaalada Gaalkacyo

dagaal

Dagaal u dhaxeya laba maleeshiyo beeleed ayaa ka Socda magaalada Gaalkacyo, labada dhinac ayaa dhowr jeer oo hore dirir ugu dhex martay halkaasi.

Dagaalka ayaa ka soconaya xaafada buula bacley ee magaalada Gaalkacyo, waxuuna geystay qasaara isku jira dhimasho iyo dhaawac.

Xaafadda buula bacleey ayaaa waxaa ku dagaalamaya beelaha Dir iyo Shiiqaal dadki qasaaraha kasoo gaaray dagaalkaas ayaa la geeyey goobaha Cafimaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.