Cabdirashiid Janan oo heshiis la galay Axmed Madoobe

Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo muddooyinkii dambe DFS ugu magacawnaa Taliyaha NISA ee gobolka Gedo ayaa xeradan UK ee degmada Baladxaawo ka sheegay inuu heshiis la galay Jubbaland kadib markii dowladu si xun ula dhaqantay.

Cabdirashiid Janan ayaa sheegay “Markii aan weynay wixii aan u dagaalameynay oo mushaar iska daaye Ciidankeennu ay Garaamkii waayeen waxaan go’aansanay inaan heshiis qaadanno oo Gedo qof dambe ku dhiman”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.