Daawo:Sheekh Shariif “Xasan Sheekh Ciidankii Amniga ayuu u Adeegsanayaa Dhaca Dhulalka

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayey dhaca guryaha ee kasocda Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh.

Sheekh shariif ayaa yiri “”Xoogii loogu tala galay in amniga lagu sugo shacabka ayaa loo isticmaalayaa, guri kasta oo Muqdisho ku yaala lacago baad ah ayaa laga qaadaa”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.