Madaxwaynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaalka dalka ayaa sharaxay qorshe cusub ee Madacxayne Xasan guryaha kula wareegayo.
Cabdikariim Guuleed ayaa yiri ” “Dhamaan boosaska sharciga ah ee la dagan yahay magaalada Muqdisho documentary degital ayaa lagaa rabaa iyo 5000-kun iska bixiya ayaa lasoo wadaa ogaada qorshuhuna wuxuu yahay hadaa diidaan in guryaha nigala wareego waa isbaaro cusub”.
Leave a Reply