Wasiirka Amniga Jubbland Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa ka hadlay firutaanka Garoonka Diyaaradaha Demada Doolowee gobolka Gedo iyo cida uu xirnaa, waxaa kaloo ka hadlay Wadahadalada usocda Juubaland iyo Cabdarishiid Janan.
Wasiirka Amniga Jubbland Yuusuf Xuseen Dhuumaal mar uu ka hadlaayey xaalada Gedo ayaa yiri “Garoonka Doolow wuxuu u xirnaa Masuuliyiin Dowladda ka tirsan oo Gedo u dhashay,MW Xasan iyo RW Xamse-na waxaan jirin ayey ka dhaadhiciyeen, Axmed Madoobe iyo Cabdiraashiid Janan Wada-hadal natiijo fiican laga filayo ayaa u socda, Balad-Xaawo Jubbland ma weerarayso.
Leave a Reply