Daawo:Wasiirka Haweenka oo Shacrci Diinta Ka Hor Imaanaya horgeysay Barlamaanka Soomaaliya

Khadiijo

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka hor akhriday laba Hindise Sharciyeed, kuwaas oo kala ah Hindise Sharciyeedka Sharciga Arrimaha Qoyska iyo Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta, si Golaha Shacabku uga gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah ee ku aaddan ka doodista iyo ansixinta sharciyada.

Xildhibaanada Soomaaliya ayaa qaar kamida ayaa ka horyimid waxayna codsadeen in dib loo celiyo Sharciyadaan madaama uusan waafaqsanayn Diintaiyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.