Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

karaash

Madaxwayne ku Xigeenka Puntland oo ku Hanjabay inay weerar ku qaadayaan Somaliland

7th March 2023 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Axmed Karaash oo ka hadkaayey Dagaalka Laascaanood ayaa sheegay inay Puntland Galayso waana xaq Dastuuri ah.

wasiir

Sawiro:Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Odawaa

7th March 2023 admin 0

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka xooga dalka General, Odawaa […]

yuusufdabageed

Daawo:Yuusuf Dabageed oo Ka Hadlay eedayntii Xasan sheekh u Jeediyey Xawaadlaha ku shiraayey Kenya

7th March 2023 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed” ayaa sheegay inuusan aqbalayn in dhawacii reer Hiiraan dowlada hoosteeda Shabaab ku dilo, Xassan Sheekhna kismaayo naga soo […]

Xamze

Sawiro:Raa’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay safiirka Denmark u joogo Soomaaliya

7th March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa uu ku qaabbilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen. Ra’iisul […]

Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo Dooxa ku yeeshay kulan looga hadlay Jubbaland iyo dagaalka Shabab

7th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha […]

laftagareen

Laftagareen oo Tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Ku-maandooska Daraawiishta KGS

6th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Ku-maandooska Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed oo mudo Tababar […]

barlamaan

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka

6th March 2023 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay. Wasiiru dowlaha Wasaaradda […]

deni

Daawo:Deni sheegay Puntland inaysan qayb ka ahayd dagaalka Laascaanood balse ay Galiso hadii laga Codsado

6th March 2023 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka hadlay dagaalka Bil ku dhawaadka ka socda Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Madaxwayne Deni ayaa sheegay Madaxweyne “Puntland qeyb […]

xasansheekh

Madaxweyne xasan sheekh iyo amiir ka dowlada qatar oo yeeshay kulan miro dhal ah

5th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool […]

waraabe

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaayey Dagaalka Laascaanood ayaa Puntland eedayn Ujeediyey

5th March 2023 admin 0

Guddomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland ee ucid Faysal Cali waraabe ayaa Maanata waxuu warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa, waxuuna eedayn u Jeediyey Maamulka Puntland.

turkey

Soomaaliya oo Dalka Turkiga Ugu Deeqday Lacag Ka Badan 100 Milyan oo lacagta Turkiga ah

5th March 2023 admin 0

Dowladda soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan doolar lacagata oo ay dowladda   iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan  u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu […]

dab

Daawo:Khasaaro Ka dhashay Dab ka kacay Mall ku yaalla Magaalada Muqdisho

5th March 2023 admin 0

Dab khasaaro xoogan geystay ayaa waxaa xalay ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Dabka ayaa qasaaro u gaystay goobo Ganacsi oo […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Lagu Soo dhaweeyey dalka Qadar

4th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobey […]

sacdiyofirinbi

Daawo:Qaar kamida Xildhibaanada oo Ka horyimid Gudiga Sacdiyo Firibi Magacowday

4th March 2023 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Golaha shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Samatar “Sacdiyo Firinbi” ayaa Magacowday Gudi ka kooban 10 Xildhibaan oo warbixin kasoo Diyaarin doona […]

Boliis

Taliyaha ciidanka booliska oo ciidan boolis ah tababar ugu soo xiray Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye

4th March 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye, kaasi oo lagu Tababarayo Ciidamo kamid Noqonayo Boliiiska […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes