Daawo:Deni sheegay Puntland inaysan qayb ka ahayd dagaalka Laascaanood balse ay Galiso hadii laga Codsado

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka hadlay dagaalka Bil ku dhawaadka ka socda Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Madaxwayne Deni ayaa sheegay Madaxweyne “Puntland qeyb kama aha dagaalka Laascaanood, Waxaanse ku kalsoonahay Shacabka reer Laascaanood in ay Sharafkooda iyo cirdigooda difaacaan hadiise Garaadada ay Puntland si rasmi ah uga codsadaan..

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.