Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

muse

Daawo:Somaliland oo Sheegtay inay qaadayaan dagaal kadib Qasaaro xoogan oo Loogaystay Maanta

26th March 2023 admin 0

Taliska ciidamada Soomaaliland ayaa waxay ka warbixiyeen dagaal maanta iyaga iyo Ciidamada SSC ku dhexmaray Deegaanka Goojacade oo ah duleedka Magaalada Laascaanood, kaas oo Ciiadmada […]

Madaxwayne Xasaan ayaa ka hadlay Isbaarooyinka Yaala Hirshabeelle

26th March 2023 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta booqday degmada Aadan yabaal ayaa ka hadlay dagaalada ka dhanka ah AS xilli uu dhinaca kale si kulul ugu hadlay […]

fartaag

Wafti Isugu Jira Xildhibaano, wasiiro iyo hay’ada Maareynta Musiibooyinka ayaa Gaaray Baardhere

25th March 2023 admin 0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo maalin ka hor uu ku fatahay wabiga Jubba […]

jeyte

Gudoomiyihii Hiiraan oo ku dhawaaqay dagaal ka dhana Shabaab

25th March 2023 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cidmaan oo dib ugunlaabtay Magaalada Baladwayne ayaa ku Dhawaaqay wijiga labaad ee dagaalka alshabaab oo laga fulinayo galbeedka Gobolka Hiiraan.

Baardheere

Qasaaraha daadadkii ku dhuftay Baardheere oo sii kordhay.

25th March 2023 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Maalmihii nasoo dhaafay ka da’ay roobab kuwaas oo keenay inay dad dhimasho iyo Burbur Hantiyadeed.

Ugaasmaxamuud

Daawo:Waxgarad ka dhoofay Muqdisho oo ku Sii Jeeda Laascaanood.

25th March 2023 admin 0

Qaar kamida Duubabka dhaqanka Soomaaliyeed oo isku xilqaamay joojinta xiisadda Laascaanood ayaa ka dhoofay Muqdisho iyagoo u amba-baxay laascaanood si loosoo afjaro colaadda ka taagan […]

doodisho

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Ku baaqay in Loo Gurmado Bulshada Baardheere

24th March 2023 admin 0

Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Axmed Doodishe ayaa ku baaqay in deg deg loogu Gurmado Dadka Magaalada Baardheere oo ay saameyn xoogleh ku yeesheen Fatahaadda […]

Aadanmadoobe

Daawo:Gudoomiyaha barlaamanka Soomaaliya oo Lagu eedeyey inuu Haysto Guri uusan lahayn

24th March 2023 admin 0

Gudoomiyaha barlaamanka Soomaaliya Sheekh aadan Madoobe ayaa waxaa lagu soo eedeeyey inuu dagan yahay Guri uusan Lahayn Sida ay sheegtay Hooyo 70 Jir oo Layiraahdo […]

muqtaar

Dhageyso:Ahlusuna oo Codsatay in Muqtaar Roobow wasaarada Diinta laga qaado

24th March 2023 admin 0

Sheekh Cabdiqaadir Soomow oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Sababta Culumada Ahlu sunna u diideen inay la shaqeeyaan wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Muqtaar […]

waraabe

Dhageyso:Faysal Cali Wareebe oo Codsaday inaan Somaliland La Qaxin

24th March 2023 admin 1

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood iyo hadaan xal laga gaarin joojintiisa dhibka uu gaysan doono Soomaliland iyo Gobolka.

Baardheere

Sadex Qof oo Isku Qoys ah oo Ku geeriyooday Roob Xalay Ka da’ay Baardheere

24th March 2023 admin 0

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Xalay ka da’ay roob wata Daadad xooggan oo ku soo rogmaday degmada Baardheere, iyagoo Sababay dhimasho iyo Burbur soo […]

deni

Beesha Mareexaan ee Gobolka Bari oo Dacwo ka ah Maxkamadaha ayaa Fariin u diray Deni

24th March 2023 admin 0

Beesha Marreexaan ee kusugan Gobolka Bari ee Puntland ayaa ka Cabanaya dulmi ay kula kacday Maxkmadda Darajada 1aad ee gobalka Bari ayaa farriin u direen […]

xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo Gudoomiyey kulan looga hadlayo dilalka Motobajaajka

23rd March 2023 admin 0

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii looga […]

xamse

Ra’iisalwasaare Xamse ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed curashada bisha Ramadan

22nd March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed curashada bisha barakaysan ee Ramadan, isaga oo sheegay inay tahay bishii […]

aqalka sare

Cabdi Xaashi oo Ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

22nd March 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta ah u diray hambalyo ku aadan bilashada bisha barakaysan […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes